Habeen kaliya casho ma ku iibsan laheyd keligaa $173 kun oo dollar (Daawo Sawirro)

Maal-qabeenno Itoobiyaan ah ayaa bixiyey 173,000 oo dollar midkiiba, si ay uga qeyb galeen casho uu sameeyey ra’iisul wasaare Abiy Ahmed oo lacag loogu ururinayey qurxinta magaalada caasimadda ah ee Addis-Ababa. Warbaahinta dowladda ku xiran ee FANA, ayaa daabacday sawirrada dadka cashada ka qeyb-galay oo xiran suudad, isla markaana fadhiya kuraas lagu deday ubaxyo. “Halkii … Continue reading Habeen kaliya casho ma ku iibsan laheyd keligaa $173 kun oo dollar (Daawo Sawirro)